Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (2024)

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (1)

Xigashada Sawirka, Fardowsa Hussein

Soomaaliya sawirrada keli ah ee laga haysto waa colaad iyo burbur, balse bandhig sawirro oo lagu qabtay Muqdisho wuxuu loolan adag keliyay fikraddaas iyo sidoo kale cidda keeneysa ama sharaxeysa sawirradaas, sida weriyaha BBC Mary Harper ku warrantay.

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (2)

Gidaar wayn oo cad ayaa lagu dhejiyay sawirro ay ka muuqato xasillooni iyo qurux, waxaana soo qaaday laba gabdhood oo sawir-qaadeyaal ah.

"Waa muhiim in dumarka ay dib uga soo muuqdaan kaalintooda bulshada," ayey tiri mid ka mid ah gabdhahaas, Fardowsa Xuseen.

Waxay sheegtay in marka ay jidadka sawireyso in ragga qaar ay ku qeyliyaan, ayna u sheegaan in ay guriga iska joogto halkii ay dadka isku dhex ceebeyn lahayd.

"Waxaan doonayaa in ay caadi u noqoto haweenka aniga ila midka ah in ay muuqaal duubaan ama sawir qaadaan, iyagoo cabsi iyo xadgudub kale aan dareemeynin."

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (3)

Xigashada Sawirka, Fardowsa Hussein

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (4)

Bandhigga waxaa qabanqaabisay Sagal Cali, Agaasimaha Ururka Saf, oo la billaabay bishii September 2020.

Waxay sheegtay in howsha sawir-qaadista ee Soomaaliya loo arko shaqada ragga "gaar ahaan marka laga hadlayo sawir-qaadista jidadka. Lama filayo in dumarka ay bannaanka u soo baxaan oo sawiraan nolosha maalinlaha ah ee goobaha mashquulka badan ee dadka ku howlan yihiin sidii ay u badbaadi lahaayeen".

"Hal-abuurka iyo dhaqanka waxaa baabi'iyay dagaal muddo 30 sano ah ka socday Soomaaliya," ayey tiri. "Ujeedada Saf waa sidii dib loogu soo nooleyn lahaa, dadkana loogu muujin lahaa".

Waxay dooneysaa in ay wax ka bedesho sida dadka loo arko, waxayna fileysaa in bandhiggan uu ka hortago aragtida ah in dumarka aysan qaban karin shaqada u baahan farsamada culus.

"Waxaa isoo jiitay sawirra dumarka waxayna dhaqaajiyeen shucuurteyda. Uma maleynayo in rag ay qaadi kari lahaayeen sawirradan," ayey tiri Sagal.

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (5)

Xigashada Sawirka, Fardowsa Hussein

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (6)

"Sawirkan waxaan ka qaaday meel u dhow magaalada Xudur," ayey sheegtay Fardowsa Xuseen.

"Dhaqashada geella waa waxa ugu quruxda badan. Dhallinyarada ayaa masuul ka ah in ay la socdaan. Laba wiil ayaa illaaliya illaa 50 neef oo geel ah, mararka qaarna lix illaa toddobo maalmood ayey biyo la'aan maqnaadaan.

"Soomaalida waxay dhahaan arrintan waa shaqada ugu adag, balse faa'iido ayaa laga helaa maadaama geela uu qiimo ka leeyahay dhaqankeena."

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (7)

Xigashada Sawirka, Hana Mire

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (8)

"Waxaan saarnaa bajaaj, Muqdisho dhexdeeda, markii labadan gabdhood ay indhaheyga soo jiiteen," ayey tiri mid ka mid ah sawir-qaadeyaasha Hana Mire.

"Aad ayaan ula dhacay. Bajaajta ayaan ka degay, mana aysan ogeyn in aan sawirayay. Ka dib waxaan tusay sawirkii aan ka qaaday, wayna ka heleen."

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (9)

Xigashada Sawirka, Fardowsa Hussein

Gabadhan badda ku dabaalaneysa waa mid ka mid ah sawirrada ay ugu jeceshahay Fardowsa.

"Qurux iyo xasillooni ayaa ka muuqata, inkastoo hareereheeda ay buuq iyo sawaxan ka jireen," ayey tiri.

Fardowsa waxay tilmaamtay in sidoo kale xirnaashaha xijaabka uu gabadhaas ka dhigay qurux, taa oo siisay fursad ay ku qabato sawirkan.

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (10)

Xigashada Sawirka, Fardowsa Hussein

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (11)

Sidoo kale waxay qabatay sawirka gabdhahan isaga ciyaaraha biyaha oo ay lugaha la galeen.

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (12)

Xigashada Sawirka, Hana Mire

"Aways aad ayuu u jecel yahay sawirkan," ayey tiri Hana Mire.

"Waa qof naxariis badan. Wuxuu ii sheegay in sawirkan uu yahay midkii ugu horreeyay ee laga qaaday. Wuxuu la kulmaa faquuq nooc kasta ah."

Hana Mire waxay sheegeysaa in ay muhiim tahay in la muujiyo sida Soomaalida u kala duwan tahay.

"Inta badan dadka waxay la tahay in Soomaalida ay hal qabiil tahay, iyo in dhammaantood ay ku hadlaan hal luqad. Balse taa dhab ma ahan."

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (13)

Xigashada Sawirka, Hana Mire

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (14)

Sawirkan waxaa laga qaaday gudaha Masaajidka Xamar Wayne oo ka mid ah kuwa ugu qadiimisan, waxayna ahayd xilli ciid ah.

"Way istaagtay waxaana dhallaalayay xijaabkeeda jaallaha ah," ayey tiri Hana Mire.

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (15)

Xigashada Sawirka, Hana Mire

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (16)

Hana waxay sidoo kale sawirkan ka qaaday jidadka cidhiidhiga ah ee Xamar Wayne. "Halkan waa meelaha aan jeclahay in aan sawir ka qaado ee magaalada Muqdisho," ayey tiri.

"Waxaan arkay ninkan oo socda, waxaan ka helay lebiskiisa. Waxaan waydiistay in aan sawirkiisa qaadan karo, wuxuuna ii sheegay in uu ku farxayo in aan sawirto."

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (17)

Xigashada Sawirka, Hana Mire

Sawirkan way jeceshahay Hana Mire.

"Waxaan ku sugnaa xaafadda qadiimiga ah ee Shangani. In kastoo dhismeyaasha ka arkayso dhibaatada colaadda, waxaan haddana ku xasuustaa waalidiinteyda iyo xilligii farxadda iyo quruxda ee magaaladan cajiibka ah."

Waxay tilmaamtay sida ay u aamusto una xusuusato khibraddii waalidiinteeda, marka ay aragto canugan yar ee daawanaya badda.

"Waxaan u maleeyaan aniga inaan ahay. Wuxuu matalayaa carruurnimadeyda."

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (18)

Xigashada Sawirka, Hanna Mire

Gabdhahan sawir-qaadeyaasha ah waxay dareemayaan in reer galbeedka ay bedeleen sida Soomaaliya loo arko ayna ku mataleen meesha ugu halista badan dunida, ayna baabi'iyeen colaado, cudurro iyo macluul.

Waxay sheegeen in ay doonayaan in iyaga ay maamulaan wararka Soomaaliya, ayna soo bandhigaan warar dhameystiran oo sax ah oo muujinaya nolosha dhabta ah ee dalka.

Gabdho Soomaali sawir qaadeyaal ah: 'Waxaan doonayaa in gabdhaha ay caadi u noqoto sawir-qaadista' - BBC News Somali (2024)
Top Articles
Rückwärtssuche: Über Telefonnummer Anrufer herausfinden
Celebrities at Wimbledon 2024: See Zendaya, Julia Roberts, Hugh Jackman, more
Kem Minnick Playboy
Hotels
Stretchmark Camouflage Highland Park
Http://N14.Ultipro.com
Nco Leadership Center Of Excellence
Blackstone Launchpad Ucf
Jennette Mccurdy And Joe Tmz Photos
Mawal Gameroom Download
10000 Divided By 5
Barstool Sports Gif
1TamilMV.prof: Exploring the latest in Tamil entertainment - Ninewall
270 West Michigan residents receive expert driver’s license restoration advice at last major Road to Restoration Clinic of the year
Roblox Character Added
Umn Biology
414-290-5379
UEQ - User Experience Questionnaire: UX Testing schnell und einfach
Foodland Weekly Ad Waxahachie Tx
Ein Blutbad wie kein anderes: Evil Dead Rise ist der Horrorfilm des Jahres
Workshops - Canadian Dam Association (CDA-ACB)
Garden Grove Classlink
Aes Salt Lake City Showdown
Page 2383 – Christianity Today
Mastering Serpentine Belt Replacement: A Step-by-Step Guide | The Motor Guy
Kiddie Jungle Parma
Broken Gphone X Tarkov
2430 Research Parkway
Little Caesars Saul Kleinfeld
2024 Coachella Predictions
Composite Function Calculator + Online Solver With Free Steps
M3Gan Showtimes Near Cinemark North Hills And Xd
Weekly Math Review Q4 3
4083519708
Tugboat Information
Cbs Fantasy Mlb
Rochester Ny Missed Connections
Cookie Clicker The Advanced Method
Qlima© Petroleumofen Elektronischer Laserofen SRE 9046 TC mit 4,7 KW CO2 Wächter • EUR 425,95
Wrigley Rooftops Promo Code
Craigslist En Brownsville Texas
Panorama Charter Portal
Clausen's Car Wash
Amc.santa Anita
Sarahbustani Boobs
Avance Primary Care Morrisville
Stitch And Angel Tattoo Black And White
Food and Water Safety During Power Outages and Floods
Dmv Kiosk Bakersfield
David Turner Evangelist Net Worth
Intuitive Astrology with Molly McCord
Unity Webgl Extreme Race
Latest Posts
Article information

Author: Nathanael Baumbach

Last Updated:

Views: 5775

Rating: 4.4 / 5 (75 voted)

Reviews: 82% of readers found this page helpful

Author information

Name: Nathanael Baumbach

Birthday: 1998-12-02

Address: Apt. 829 751 Glover View, West Orlando, IN 22436

Phone: +901025288581

Job: Internal IT Coordinator

Hobby: Gunsmithing, Motor sports, Flying, Skiing, Hooping, Lego building, Ice skating

Introduction: My name is Nathanael Baumbach, I am a fantastic, nice, victorious, brave, healthy, cute, glorious person who loves writing and wants to share my knowledge and understanding with you.